Add parallel Print Page Options

Caabudidda

Sidaas daraaddeed ugu horraysta waxaan kugu waaninayaa inaad Ilaah u baridid, oo aad u tukatid, oo aad u ducaysid, oo aad u mahadnaqdid dadka oo dhan, khusuusan boqorrada iyo kuwa amarka lehba, inaynu nolol xasilloon oo nabdaysan ku noolaanno, innagoo si walba cibaado iyo maamuus u leh. Taasu way wanaagsan tahay, waana mid Ilaaha Badbaadiyeheenna ahu aqbali karo. Wuxuu doonayaa in dadka oo dhammu badbaado oo ay runta gartaan. Waayo, waxaa jira Ilaah keliya iyo dhexdhexaadiye keliya oo u dhexeeya Ilaah iyo dadka, waana ninka Ciise Masiix ah, oo naftiisii dadka oo dhan furashadooda u bixiyey, oo wakhtigiisii qummanaa loo markhaati furay. Taas daraaddeed baa layga dhigay inaan noqdo mid wax wacdiya oo rasuul ah oo macallin dadka aan Yuhuudda ahayn ugu ah iimaan iyo run. Taasu waa runtay, oo been sheegi maayo.

Taas daraaddeed waxaan doonayaa in raggu meel walba ku tukado iyagoo gacmo quduus ah kor u qaadaya oo aan cadho iyo muran lahayn. Sidaas oo kalena naaguhu waa inay, iyagoo xishoonaya oo digtoon, isku sharraxaan dhar qof xishood leh ku habboon, oo ayan isku sharraxin timo tidcan, iyo dahab ama luul ama dhar qaali ah. 10 Laakiinse ha isku sharraxeen shuqullo wanaagsan oo u eg dumarka cibaadada qira. 11 Naagtu aamusnaan wax ha ku barato iyadoo isdambaysiinaysa. 12 Laakiin naagna u fasixi maayo inay nin wax barto ama ay ka xukun sarrayso, inay aamusnaato mooyaane. 13 Waayo, markii hore Aadan baa la sameeyey, dabadeedna Xaawa. 14 Aadanna lama khiyaanayn, laakiin naagtii baa inta la khiyaaneeyey waxay noqotay mid xadgudubtay. 15 Laakiinse waxay ku badbaadi doontaa carruurdhalidda, hadday ku sii socdaan rumaysad iyo jacayl iyo quduusnaan iyagoo digtoon.

Instructions on Worship

I urge, then, first of all, that petitions, prayers,(A) intercession and thanksgiving be made for all people— for kings and all those in authority,(B) that we may live peaceful and quiet lives in all godliness(C) and holiness. This is good, and pleases(D) God our Savior,(E) who wants(F) all people(G) to be saved(H) and to come to a knowledge of the truth.(I) For there is one God(J) and one mediator(K) between God and mankind, the man Christ Jesus,(L) who gave himself as a ransom(M) for all people. This has now been witnessed to(N) at the proper time.(O) And for this purpose I was appointed a herald and an apostle—I am telling the truth, I am not lying(P)—and a true and faithful teacher(Q) of the Gentiles.(R)

Therefore I want the men everywhere to pray, lifting up holy hands(S) without anger or disputing. I also want the women to dress modestly, with decency and propriety, adorning themselves, not with elaborate hairstyles or gold or pearls or expensive clothes,(T) 10 but with good deeds,(U) appropriate for women who profess to worship God.

11 A woman[a] should learn in quietness and full submission.(V) 12 I do not permit a woman to teach or to assume authority over a man;[b] she must be quiet.(W) 13 For Adam was formed first, then Eve.(X) 14 And Adam was not the one deceived; it was the woman who was deceived and became a sinner.(Y) 15 But women[c] will be saved through childbearing—if they continue in faith, love(Z) and holiness with propriety.

Footnotes

  1. 1 Timothy 2:11 Or wife; also in verse 12
  2. 1 Timothy 2:12 Or over her husband
  3. 1 Timothy 2:15 Greek she

I exhort therefore, that, first of all, supplications, prayers, intercessions, and giving of thanks, be made for all men;

For kings, and for all that are in authority; that we may lead a quiet and peaceable life in all godliness and honesty.

For this is good and acceptable in the sight of God our Saviour;

Who will have all men to be saved, and to come unto the knowledge of the truth.

For there is one God, and one mediator between God and men, the man Christ Jesus;

Who gave himself a ransom for all, to be testified in due time.

Whereunto I am ordained a preacher, and an apostle, (I speak the truth in Christ, and lie not;) a teacher of the Gentiles in faith and verity.

I will therefore that men pray every where, lifting up holy hands, without wrath and doubting.

In like manner also, that women adorn themselves in modest apparel, with shamefacedness and sobriety; not with broided hair, or gold, or pearls, or costly array;

10 But (which becometh women professing godliness) with good works.

11 Let the woman learn in silence with all subjection.

12 But I suffer not a woman to teach, nor to usurp authority over the man, but to be in silence.

13 For Adam was first formed, then Eve.

14 And Adam was not deceived, but the woman being deceived was in the transgression.

15 Notwithstanding she shall be saved in childbearing, if they continue in faith and charity and holiness with sobriety.