Add parallel Print Page Options

Maanka U Eg Maanka Carruurta(A)

25 Wakhtigaas Ciise ayaa hadalkan yidhi, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waan kugu mahadnaqayaa, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilma yaryar. 26 Haah, Aabbow, waayo, sidaas ayaa kaa farxisay.

Ciise Shuqulkiisa(B)

27 Aabbahay wax walbaba waa ii dhiibay; oo ninna Wiilka garan maayo Aabbaha maahee, oo ninna Aabbaha garan maayo Wiilka maahee iyo kii Wiilku doonayo inuu u muujiyo.

Read full chapter

The Father Revealed in the Son(A)

25 At that time Jesus said, “I praise you, Father,(B) Lord of heaven and earth, because you have hidden these things from the wise and learned, and revealed them to little children.(C) 26 Yes, Father, for this is what you were pleased to do.

27 “All things have been committed to me(D) by my Father.(E) No one knows the Son except the Father, and no one knows the Father except the Son and those to whom the Son chooses to reveal him.(F)

Read full chapter

16 Laakiin waxaa barakaysan indhihiinna, waayo, wax bay arkaan, iyo dhegihiinna, waayo, wax bay maqlaan. 17 Runtii waxaan idinku leeyahay, Nebiyo badan iyo niman xaq ah ayaa doonay inay arkaan waxaad aragtaan, mana arkin, iyo inay maqlaan waxaad maqashaan, mana ay maqlin.

Read full chapter

16 But blessed are your eyes because they see, and your ears because they hear.(A) 17 For truly I tell you, many prophets and righteous people longed to see what you see(B) but did not see it, and to hear what you hear but did not hear it.

Read full chapter