Add parallel Print Page Options

Xukunka Cadawga Israa'iil

Kanu waa warka culus ee erayga Rabbiga oo ku saabsan dalka Xadraag, oo Dimishaqna waa meeshuu joogayo, waayo, nin kasta iyo qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhammuba waxay indhaha ku taagayaan Rabbiga xaggiisa, iyo weliba Xamaad oo soohdinteeda ku ag taal, iyo weliba Turos iyo Siidoon, maxaa yeelay, iyadu way caqli badan tahay. Turos waxay dhisatay qalcad, oo waxay lacag u urursatay sida ciidda oo kale, iyo dahab saafiya sida dhoobada jidadka dhex taal oo kale. Bal eeg, Sayidku iyada wuu hantiyi doonaa, oo xooggeedana badduu ku tuuri doonaa, oo dab baa dhammayn doona. Ashqeloon way arki doontaa, wayna cabsan doontaa, oo Gaasana way arki doontaa oo aad bay u xanuunsan doontaa, Ceqroonna way cabsan doontaa, waayo, waxfilashadeedii way dhammaan doontaa, oo Gaasana boqorku wuu ka baabbi'i doonaa, Ashqeloonna lama degganaan doono. Ashdoodna reer garac baa dhex degganaan doona, oo kibirka reer Falastiinna waan baabbi'in doonaa. Waxaan afkooda ka soo bixin doonaa dhiiggooda, oo ilkahooda dhexdoodana karaahiyadoodaan ka soo bixin doonaa, oo iyaguna Ilaahayagay dad hadhay u ahaan doonaan, oo sida ugaas dalka Yahuudah dhex jooga oo kale ayay ahaan doonaan, oo Ceqroonna waxay noqon doontaa sida reer Yebuus. Oo gurigayga hareerihiisa waan degi doonaa inaan ciidanka ka hor joogsado, inaan ninna ka dhex marin ama ku soo noqon, oo mar dambena mid wax dulma iyaga ma dhex mari doono, waayo, haatan indhahaygaan ku arkay.

Imaatinkii Boqorka Siyoon

Magaalada Siyoonay, si weyn u reyree, magaalada Yeruusaalemay, qayli. Bal eeg, boqorkaagu waa kuu imanayaa. Isagu waa xaq oo guul buu leeyahay, waana qalbi qabow yahay, oo wuxuu fuushan yahay dameer ah qayl dameereed. 10 Oo anigu Efrayim gaadhifardood kasta waan ka baabbi'in doonaa, oo Yeruusaalemna faras kuma reebi doono, oo qaansada dagaalkana waa la baabbi'in doonaa. Isna quruumaha nabad buu kula hadli doonaa, oo dowladnimadiisuna waxay gaadhi doontaa bad ilaa baddeeda kale, iyo tan iyo Webiga iyo xataa dhulka darafyadiisa. 11 Oo weliba adigana dhiiggii axdigaaga daraaddiis maxaabiistaadii waan ka soo bixiyey godkii aan biyuhu ku jirin. 12 Ku noqda qalcadda, maxaabiistiinna rajada lahow, maantadan ayaan caddaynayaa inaan laba jibbaar idin siinayo. 13 Waayo, dadka Yahuudah sida qaanso baan u xootay, oo reer Efrayim sida fallaadh oo kale ayaan qaansadii u gashaday. Siyoonay, wiilashaada waan kicin doonaa, Gariigow, iyagaan ku kicin doonaa wiilashaada, oo waxaan kaaga dhigi doonaa sida seef nin xoog badanu haysto.

Rabbiga Wuu Muuqan Doonaa

14 Oo Rabbigiina waa lagu arki doonaa korkooda, oo fallaadhihiisuna waa u soo bixi doonaan sida hillaac. Oo Sayidka Rabbiga ahu buunkuu afuufi doonaa, oo wuxuu raaci doonaa dabaylo cirwareen ah ee koonfureed. 15 Rabbiga ciidammada ayaa daafici doona iyaga, oo way baabbi'in doonaan, oo waxay ku tuman doonaan dhagaxyada wadhafka, oo khamri bay cabbi doonaan oo waxay u qaylin doonaan sida iyagoo sakhraansan, oo waxay u buuxsami doonaan sida maddiibado, iyo sida rukummada meesha allabariga. 16 Oo wakhtigaas ayaa Rabbiga Ilaahooda ahu dadkiisa badbaadin doonaa sida iyagoo idihiisa ah, waayo, waxay ahaan doonaan sida dhagxan qaali ah oo taaj ku jira oo dalkiisa ka kor dhalaalaya. 17 Barwaaqadiisu badanaa oo quruxdiisu weynaan badanaa! Barbaarrada hadhuudh baa barwaaqayn doonaa, gabdhahana khamri cusub baa barwaaqayn doona.

Judgment on Israel’s Enemies

A prophecy:(A)

The word of the Lord is against the land of Hadrak
    and will come to rest on Damascus(B)
for the eyes of all people and all the tribes of Israel
    are on the Lord[a]
and on Hamath(C) too, which borders on it,
    and on Tyre(D) and Sidon,(E) though they are very skillful.
Tyre has built herself a stronghold;
    she has heaped up silver like dust,
    and gold like the dirt of the streets.(F)
But the Lord will take away her possessions
    and destroy(G) her power on the sea,
    and she will be consumed by fire.(H)
Ashkelon(I) will see it and fear;
    Gaza will writhe in agony,
    and Ekron too, for her hope will wither.
Gaza will lose her king
    and Ashkelon will be deserted.
A mongrel people will occupy Ashdod,
    and I will put an end(J) to the pride of the Philistines.
I will take the blood from their mouths,
    the forbidden food from between their teeth.
Those who are left will belong to our God(K)
    and become a clan in Judah,
    and Ekron will be like the Jebusites.(L)
But I will encamp(M) at my temple
    to guard it against marauding forces.(N)
Never again will an oppressor overrun my people,
    for now I am keeping watch.(O)

The Coming of Zion’s King

Rejoice greatly, Daughter Zion!(P)
    Shout,(Q) Daughter Jerusalem!
See, your king comes to you,(R)
    righteous and victorious,(S)
lowly and riding on a donkey,(T)
    on a colt, the foal of a donkey.(U)
10 I will take away the chariots from Ephraim
    and the warhorses from Jerusalem,
    and the battle bow will be broken.(V)
He will proclaim peace(W) to the nations.
    His rule will extend from sea to sea
    and from the River[b] to the ends of the earth.(X)
11 As for you, because of the blood of my covenant(Y) with you,
    I will free your prisoners(Z) from the waterless pit.(AA)
12 Return to your fortress,(AB) you prisoners of hope;
    even now I announce that I will restore twice(AC) as much to you.
13 I will bend Judah as I bend my bow(AD)
    and fill it with Ephraim.(AE)
I will rouse your sons, Zion,
    against your sons, Greece,(AF)
    and make you like a warrior’s sword.(AG)

The Lord Will Appear

14 Then the Lord will appear over them;(AH)
    his arrow will flash like lightning.(AI)
The Sovereign Lord will sound the trumpet;(AJ)
    he will march in the storms(AK) of the south,
15     and the Lord Almighty will shield(AL) them.
They will destroy
    and overcome with slingstones.(AM)
They will drink and roar as with wine;(AN)
    they will be full like a bowl(AO)
    used for sprinkling[c] the corners(AP) of the altar.
16 The Lord their God will save his people on that day(AQ)
    as a shepherd saves his flock.
They will sparkle in his land
    like jewels in a crown.(AR)
17 How attractive and beautiful they will be!
    Grain will make the young men thrive,
    and new wine the young women.

Footnotes

  1. Zechariah 9:1 Or Damascus. / For the eye of the Lord is on all people, / as well as on the tribes of Israel,
  2. Zechariah 9:10 That is, the Euphrates
  3. Zechariah 9:15 Or bowl, / like